Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw Xaafada Sarkuusta ee magaalada Muqdisho lagu dilay Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdi Axmed sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Gudoomiyaha ayaa la sheegay in lagu dilay afaafka hore guri uu ka degnaa Xaafada Sarkuusta halkaas oo la sheegay in kooxo hubeesan ku gaadeen kadibna ku dileen, waxaana … Continue reading Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho